Daawo Video: Waraysi xasaasi ah oo lala yeeshay madaxweyne Gaas -Shidaalkii Puntland Xagee ku dambeeyey

13 Marso 2016 (Puntlandes) Wariye Maxamed Daahir Xasan ayaa Barnaamijaka Bartama Toronto kula yeeshay waraysi xasaasi ah madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas  kaasoo ku saabsanaa Mashaariicda Horumarineed ee dalkii ka socda sida Dekedaha, Garoomada, Wadooyinka iyo Kaabayaasha kalee Dhaqaalaha dalka.

Shidaalkii Puntland meeshii ku dambeeyey ayaa ka mid ahaa su’aalihii la waydiiyey madaxweynaha.

215-7b

Puntlandes.com

About The Author