Dhagayso: Madaxweyne Gaas oo mar kale sheegay Inaysan Puntland Qaadanayn 4.5

14 Marso 2016 (puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo waraysi siiyey BBC Somali ayaa waxaa uu mar kale sheegey in dadka ku dhaqan Puntland aysan qaadanayn nidaamka Qabaliga ah ee 4.5 oo ladoonayo in lagu saleeyo doorashada Soomaaliya sanadkaan 2016.

215-3g

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay inaysan guud ahaan Soomaaliya aysan wax dan ah ugu jirin Habkan Foosha xun ee 4.5, ayna tahay sababtaas ay dawladda iyo Shacabka Puntland u diidan yihiin,

Dhagayso madaxweyne Gaas


Puntlandes.com

About The Author