Sawiro: Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca Puntland oo Garowe lagu soo Dhaweeyay

30 Marso 2016 (Puntlandes) Taliyaha Guud ee Ciidanka difaaca Puntland Gen Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Caasimada Puntland ee Garowe,  iyadoo ay soo dhawayntiisa ka qayb galeen maamulka Gobolka kan degmada,iyo shacabka .

Gen Siciid dheere ayaa ka mid ahaa saraakiishii hogaaminaysay howlgalkii danab ee dhawaan ciida Puntland looga sfeyay malayshiyada argagixisada al shabab waxaana taliyaha oo shacabka la hadlay uu ugu baqay in loo midoobo cadowga shacabka iyo dowlada Puntland.

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Fara wayne ayaa Taliyaha iyo ciidankiisa uga mahad celiyay qaabka wanaagsan ay u difaaceen Puntland waxaana uu sidoo kale ka mahad celiyay taageeradii shacabka ee garab sinta ciidanka xigii dagaalka sifaynta ay ku jiren.

Sicid-5sicid-11sicid-12Sicid-dheere-2Sicid-dheere-3Siciid-7Siciid-8Siciid-9Siciid-10Siciid-14siciid-16Siciid-dheere-1Siciid-dheere-4

About The Author