Tacsi loo dirayo Qoyskii & Eheladii Marxuum Siciid Cali Yuusuf Gadayare

INNAA LIL LAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

154a

Anagoo ah:

DR Yaasiin Cali Cuuke

Cali Xirsi Xareed Jaamac

DR Mahdi Yuusuf Dhuux

DR Maxamed Xuseen Biixi

ENG Maxamed Saliid

Waxaan ka Tacsiyadaynaynaa Geerida Naxdinta lahayd ee maanta ku timid Marxuum Siciid Cali Yuusuf Gadayare oo ay gacan ka Xaqdaran ku dishay maanta magaalaga Gaalkacyo, (Qarax Is-miidaamin aha)

Waxaan uu Tacsi u dirayaa dhamaan ummadda reer Puntland, anagoo si gaar ahna Tacsi ugu dirayna Qoyskii Marxuumka,  Qaraanadiisa iyo Asxaabtiisii dhamaan meelkasta oo ay dunida joogaan.

Waxaana Allah uga baryaynaa inuu Marxuumka Janatul Fardawso geeyo Amiin, Amiin.

 

About The Author