Dhagayso: Wasiirka Amniga Dowlada Puntland oo ka Digay Argagixiso Qariyaha Magaalooyinkeena ku sugan

31 Marso 2016 (Puntlandes) Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarab ayaa waxaa uu digniin u direy Shaqsiyaadka caawiya kooxaha Argagixisada ah  ee dhibaatada ku haya, isagoo ka digay in aan Argagixisada guryaha iyo hotelada aan laga kirayn karin iyo inaan lagu qaadi karin baabuurta.
218-3

Dhanka kale Wasiir Qarjab ayaa waxaa uu fariin u direy waalidiinta inay la socdaan dhaq dhaqaaqa caruurtooda waxaana uu sheegey kooxahaan nabadiidkaa ay istcmaalaan dhalinyarada si awgeed walid waliba waa inuu ogaadaa dhaq dhaqaaqa ciyaalkooda.

Dhagayso Wasiirka Amniga Puntland


Puntlandes.com

About The Author