DEG DEG: Akhriso Wafuuda Caalamiga ah ee soo garaay Garowe

215-8b

3 April 2016 (Puntlandes) Waduuda ka socota Beesha Caalamka ee soo gaaray saaka Caasimada Puntland ee Garowe ayaa kala ah:

Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya Tedros Adhanom

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating

Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Carvorne D’Urso

Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Fabrizio Marcelli

Safiirka Midowga Afrika ee Soomaaliya Maman Sidikou

Safiirka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cabdi afey

Xoghayaha Guud ee IGAD Maxbuub

Waxaa kaloo wali Garowe laga sugayaa wafuud kale oo uu kamid yahay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe

About The Author