Dhagayso: Prof Galayr oo Shaaciyey inuu Somaliland wada hadal la galayso

7 April 2016 (Puntlandes) Prof Cali Khaliif Galayr oo aad u dhaleeceeyey Heshiiskii Puntland iyo DFS ayaa ku hanjabay inuu Somaliland wada hadal la galayo ayna DFS ku qasabtay.

Prof Galayr ayaa ka mid ahaanshaha Beesha Dhulbahante ee Puntland ku tilmaamay mid ku koobnaa 1998dii oo ay wax uu ugu yeeray inay Nabadgalyo Helaan ugu mid noqdeen waa soida uu hadalka u dhigaye.

213-7c

Prof Galayr intii uu sameeyey maamulka Khaatumo wuu inkiri jiray damaciisa ah inuu Hargaysa Jecel yahay uuna doonayo inuu dalkana u gacan geliyo kadibna iyada aado, laakiin waxaad moodaa iminka inuu qarsan kari waayey inuu Hargaysa u socdo.

Dhagayso waray dheer oo Galayr bixiyey


Puntlandes.com

About The Author