Daawo Video-Sawiro: Siilaanyo oo casho sharaf xalay u sameeyay wefdigii uu Xasan Sheekh u diray ee Oday Xaad Hogaaminayey

????????????????????????????????????

7 April 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xalay Casho Sharaf u sameeyey wefdigii uu  madaxweynaha DFS Xasan Sheekh u diray  si ay u gaarsiiyaan kaalmo lacageed oo dhan hal milyan oo doollar looguna talagalay dadka ay abaaraha saameeyeen ee ku dhaqan Somaliland.

Wafidiga uu Xasan Sheekh diray ayaa waxaa  Hogaaminayey Oday Xaad , isagoo Oday Xaad ugu yeeray Somaliland “JAMHUURIYADDA SOMALILAND” sheegayna inay leeyihiin laba dawladood oo waliba ay tan Somaliiland awood badan tahay. Oday Xaad ma sharxin labada dawladood ee uu sheegay kuwa ay yihiin iyo “Innagu” cidda uu iugala jeedo laakiin Quburo Falanqeeya arimaha Soomaaliya waxay Warbaahinta Puntlandes u Sheegeen inuu Oday Xaad uga jeedo labada dawladood tan Xamar ee DFS iyo tan Somaliland “inaga” waxa uu ula jeedaa bay yiraahdeen Qabiilka uu ku matalo Kulanka.

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

About The Author