Sawiro: Shaqaalaha Mashruuca Horumarinta Bursaalax & Ardayda wax ka barta Mashruuca oo Olole Nadaafadeed ka sameeyey Bursaalax

9 April 2016 (Puntlandes)  Waxaa khamiistii 7di April 2016 ka dhacay xarunta Dugsiga Hoose Ee Cirro shirkii Shaqaalaha Mashruuca iyadoo si wayn looga hadlayey qodobo kooban oo uu kamid ahaa:

  • In Sabtida 9ka April Guud ahaan Shaqaalaha iyo ardayda qayb ka mida sameeyaan Olole Nadaafadeed ee magaalada Bursaalaxmaadaama Xiligii Roobka bilaamay Khatar badana ay ka dhalan karto.

Shirkaas kadib waxaa manta oo ahayd 9ka April 2016 si wayn uga dhacau magaalaga Bursaalax  Olole Nadaafadeed oo kor loogu qaadayo Bursaalax, kaasoo ay soo qaban qaabiyeen Mashruuca Horumarinta Bursaalax.

Ololaha Nadaafadda ayaa waxaa ka qayb qaatay Ardayda qayb ka mida iyo Shaqaalaha Mashruuca, iyadoo tusaale wanaagsan u noqotay guud ahaan Bulshada ku nool Bursaalax, iyadoo ay dhiiri gelin a´wayn u noqotay markay arkeen Maamulka Mashruuca, Shaqaalaha iyo ardayda oo Nadiifinaya magaalada.

Shacabka Bursaalax ayaa waxay si wayn ugu mahadceliyeen Maamulka Mashruuca , Shaqaalaha iyo ardayda oo manta nadiifiyey magaalada Buesaalax

Dhanka kale waxaa la shaqeeyey dadkii Ololaha mNadaafada wayday qaar ka mida Odoyaasha magaalada.
14

13

12

11
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

Puntlandes.com

About The Author