Daawo Video: Madaxwaynaha Khatumo Prof.Galayr oo sheegay Puntland inaysan xukumin Sool,Sanaag iyo Cayn

0

Madaxwaynaha mamulka Khaatumo ee lagu doortay cadaada iyo Bilcilka Tuulada Saaxdheer Prof.Cali Khaliif Galayr waraysi uu baxshay oo muuqaal ah ayuu ku sheega in Puntland iyo Somaliland aysan ka talin doonan dhulka ee Sool,Sanaag iyo Cayn balse ay wada la furi doonaan.

Wuxuu kaloo Prof Galary faahfaahin ka bixiyey socdaalkii uu dhowaan ku tagay degmada Burtinle ee Puntland .

Halkan hoose ka daawo.

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *