Daawo Video: Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle oo Caabudwaaq Aas loogu sameeyey

12 May 2016 (Puntlandes) Waxaa lagu Aasay magaalada Caabudwaaq AUN Marxuum Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle oo 9kii May ku geeryooday magaalada Muqdisho.

Aaska Ugaaska ayaa waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan DFS, Masuuliyiin ka kala socday Dowlada  Puntland iyo Maamulka Galmudug, Isimo, Siyaasiyiin, iyo Raysal Wasaarayaal Xilal kala duwan ugu soo qabtay Dowladihii dalka soo maray.

223-1a

223

Puntlandes.com

About The Author