Daawo Video: Taliyaha ciidanka Somaliland oo ka hadlay weerarkii ay ku qaadeen Saaxdheer

0

Taliyaha ciidanka Somaliland ayaa ka hadlay weerarkii ay ku qaadeen maantay Saaxdheer wuxuuna ku faanay in ay talaabo ka qaadeen Pof Galayr isagoo yiri “ha lagu tusaale qaato Cali” wuxuuna intaa ku sii daray in “Docmo ayuu sii jibaaxayee Galayr”

 

Halkan ka daawo

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *