Daawo Video: Khudbadii uu wasiirka waxbarashadda Puntland u jeediyay reer Minnepolis oo dhamaystiran

0

Wasiirka waxbarashadda Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa khudbad uu kaga hadlay waxyaalo badan oo qarsoonaa u jeediyay shacabka reer Puntland ee magalada Minnepolis. Cali Xaaji ayaa aad uga hadlaydagaalka uu Xasan Culusoow ku hayo shacabka nabada jecel ee Puntland.

Halkan ka daawo Cali xaaji oo waxyaalo badan banaanka soo dhigay.

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *