Daawo Video: Abaalmarin la siiyey Ardada Jaamacadaha Melbourne Australia bartamihii bishan

0

Bartamihii agoosto 2014 waxaa ka dhacday xurunta Baarlamaanka Gobolka Victoria ee magaalada Melbourne xaflad ay ka qaybgaleen in ka badan 200 qof. Taasoo lagu abaalmarinayey ardada ka qalinjabiyey Jaamacadaha, Dugsiya sare iyo Koleejyada.

61

62

 

Warbaahinta Puntlandes ayaa u hambalyeynaysa dhamaan ardada Soomaaliyeed ee la gudoonsiiyey abaalmarinta. Hambalyo, Hambalyo

Halkan ka daawo Video

 

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *