Dhagayso: Nabadoon Xaarin oo u Jawaabay Caad & Axmed Diiriye ”waxaan leeyahay nimanka Odoyaasha Sheegtoow ma suurtoobayso inaan Sharci la’aan wax ku wada lahaano”

1 June (Puntlandes) Waxaa maalmihii u dambeeyey ka hadlayey Warbaahinta Gudoomiyaha Odoyaasha Hawiye iyo Afhayeenkooda Xaad iyo Axmed Diiriye iyagoo ku doodayey in Beeshoodu Xubno dheeraad ah ku hesho magaalada Muqdisho oo ahayd Caasimada ummadda Soomaaliyeed Aqalka Sare.

224-7b3

Hadba waxaa u jawaabay Nabadoon Xaarin o oka tirsan Waxgaradka Gobolka Mudug ee Puntland wuxuuna yiri isagoo ka hadlaya Dastuurka lagu Tumanayo Xamar ”waxaan leeyahay nimanka Odoyaasha Sheegtoow ma suurtoobayso inaan Sharci la’aan wax ku wada lahaano”

Dhagayso Nabadoon xaarin

Puntlandes.com

About The Author