Daawo Video: Beelo ka tirsan beelaha Warsangeli oo ka soo horjeestay shirka Beesha uga socda Xingalool ee Guuleed 2

0

Waxaa durba soo baxaya beelo ka tirsan beelweynta Wersangeli oo diidmo ka muujiyey shirka lagu magacaabo Guuleed 2 oo beelweynta Wesangeli uga socda Xingalool. Ilaa iyo hada saxaafada looma soo bandhigin agendaha shirka, lamana yaqaan sababta ay beelo ka mid ah beelweynta Wersangeli u mucaaradeen shirka Guuleed 2.

 

Halkan ka daawo go,aanka beesha War labe

Halkana ka daawo go,aanka beesha reer Saalax

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *