Daawo Video: Cabdale Maxamuud Haybe oo ah M/X Prof Galayr ayaa ka Hadlay Iska Horimaad Xoogan oo Xalay Dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo ciidamada Khaatumo

0

Madaxweyne ku xigeenka Khaatumo Cabdale Maxamuud Haybe ayaa sheegay in guulo waawayn soo hoyiyeen xoogaga Khaayumo. Wuxuuna intaa ku daray in xalay abaara 2 habeenimo ay weerar ku ekaysiiyeen ciidamada Somaliland uuna maqlayey in ay muusanaabayeen ayna maydad aasanayeen….

 

Halkan ka daawo waraysiga Haybe lala yeeshay

 

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *