Dhagayso: Faysal Cali Waraabe “Siyaasadda Soomaaliya lagu wado waxay ka dhaxaysaa Beesha Puntland & Beesha Caalamka..”

2 June 2016 (Puntlandes) Faysal Cali Waraabe oo ah Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland ayaa ku eedeeyey Puntland inay ka dagi wayday Soomaaliya, Beesha Caalamka ay Puntland ka Shidaal qaadato.

224-8

Faysal ayaa yiri “Siyaasadda Soomaaliya lagu wado waxay ka dhaxaysaa Beesha Puntland & Beesha Caalamka..Halbeel ah oo qura ayaa talada gacanta ku haysa beeshaasina waa Puntland”

Faysal ayaa waxa uu diiday in Soomaaliya Degmo iyo Gobol wax ku qaysadaan isagoo ula jeeda inay dhul ballaaran ka degaan Soomaaliya Beellaha Daarood taasoo uu diidan yahay Faysal.

Dhagayso Faysal

Puntlandes.com

About The Author