Daawo sawirada Mahaxmed M Yusuf Dhuux oo ka Qalin jabiyey Dugsiga Sare

11 June 2016 (Puntlandes) Waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 10kii June 2016 ka Qalin jabiyey Dugsiga Sare Maxamed Mahdi Yuusuf Shuux. Isagoo ka baxay Sannarppsgymnasiet.

Waxaa halkan HAMBALYO uga diraya Maxamed Aabihi Mahdi Yuusuf Dhuux iyo Hooyadiis Faadumo Cabdi Ismaaciil iyo Walaalihis oo kala ah Ibraahim, Yaasmiin, Ciise iyo Selma, waxayna leeyihiin HAMBALYO HAMBALYO Maxamed.

Waxayna ku booriyeen Maxamed inuu labalaabo dadaalkiisa Waxbarasho inta uu ka dhamaysanayo Waxbarashada heer Jaamcadeed.

Ugu dambayn waxay ugu duceeyeen in Allah ugaga baryeen Cimridheer & cibaado suuban Amiin.

Dhanka kale waxay si kal iyo laab ah ugu MAHADNAQAYATAAN dhamaan Soomaalida Halmstad oo si wayn uga soo qayb galay Munaasabadaasi iyagoo si isku mid ah ugu HAMBALYEYNAYEY Maxamed qoortana u surayey UBAX, waxayna leenahay waad mahadsan tihiin.

HAMBALYO HAMBALYO Maxamed Mahdi Yuusuf Dhuux
79
2

29

 

27

26

25

24

23

22

21

20

19

18

17

74

16

15

14

13

12

11

10

9a

9

8

7

6

5

4

3a

3

2a
30

56

??????????????

54

53

52

51

50

49

48

47

46

45

44

43

42

41

40

39

38

37

36

35

34

33

32

31
57

73

72

71

70

69

68

67

66

65

64

63

62

61

60

59

58
Puntlandes.com

About The Author