Daawo Xasan Culusoow oo ku dhahaya Uhuru Kenyata sidii aan u qorshaynay bay dadka qaarkood qaateen

0

Waxaa fajiciso ku noqday inta badan dadka Soomaaliyeed markii la maqlay Xasan Culusoow oo ku dacweeyey maxkamada caalamiga wadan Kenya isagoo sheeganaya in Kenya Dhulbadeedka Somalia ku haysato.  Hadaba daawo Xasan Culusoow oo ku dhahaya Uhuru Kenyata sidii aan u qorshaynay bay dadka qaarkood qaateen

31

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *