Puntlandes.com oo idiin soo gudbinaysa Muuqaalka rasmiga ah oo lagu Been abuurtay mudane Abukar Cawale

12 June 2016 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes ayaa akhristayaasheeda Soomaaliyaaed usoo gudbinaysa Muuqaalka rasmiga ah ee ah COD uu Dahir Alasow ku sheegay in uu leeyahay mudane Abukar Cawale (Qaad-diid), kaasoo aan ahayn Xaqiiq.

225-4c5

Daawo-dhagayso Codka Saxda ah ee oo uu leyahay Nin aad caan uga ahaa Paltalk oo ku magacdheeraa “Wiil Sade” Codkan waxaa YouTube-ka lasoo geliyey 1 jan 2011 (5 sano iyo bar ka hor)

Marka koowaad waxaan ku godo jirnaa Bisha Barakaysan ee Ramadaan waxaana haboon in taxadar laga sameeyo in la sameeyo Been Abuur.

Daawo muuqaalka lagu Been abuurtay mudane Abukar Cawale oo YouTube-ka 11 June 2016

Waxaanu ummadda Soomaaliyeed kula dardaarmaynaa inay Allah ka cabsadaan isna Cafiyaan ogaadaana inay ku qasban yihiin inay gacmaha isqabsadaan oo dalkaada dhistaan nabadna ku wada noolaad.

225-4c6

Dhanka kale ummad walbaa waxay Horumar ku gaartaa inay amaanto oo Bogaadiso Ruuxii Waqtigiisa iyo Maskaxdiisa galiya inuu wax u qabto ummaddiisa mudane Abukar Cawale (Qaad-diid) wuxuu u istaagay inuu Dhibaatada ugu daran ee haysta Soomaali uu la dagaalamo kaasoo ah QAADKA wuxuuna mudan yahay in lala shaqeeyo laguna taageero.
Puntlandes.com

About The Author