Sawiro: 40 askari oo katirsan ciidamada ilaalada madaxtooyada Puntland loo furay tababar

0

Waxaa loo furay 40 askari ka mid ah ciidamada ilaalada madaxtooyada Puntland tababar ku saabsan qaabka la isaga ilaalinkaro oo looga hortagi karo xanuunka dilaaga ah ee HIV/Aids.

Tababarkaan oo socondoono muddo labo maalin ah ayaa ciidamada la baridoonaa macluumaad badan oo ku saabsan xanuunkaan iyo halistiisa. Waxaana uu ka furmay xarunta madaxtooyada.

 

Daawo sawiro
84
85

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *