Xasan Culusoow iyo ila qosolkiisa baldaya ” Anaa shidaal ka qodanaya Puntland iyo Somaliland”

0

Gaalkacyo (Pes): Shirkadaha Shidaalka ka baaraya Puntland iyo Somaliland waxay carqalad ku yihiin nabada Somalia. Anna waxaan heshiis la gelayaa shirkado shidaal baara waxaana gaynayaa  ooy ka baarayaan Somaliland iyo Puntland.

Dowladi waxay wax ku socodsiisaa sharciyad iyo awood dowladnimo, laakiin waxaa iswaydiin leh Xasan Culusoow Sharciyadna uma haysto awoodna uma laha in uu shirkado wax xoogaa sandareerto ah uu ka soo qaatay in uu keeno Puntland iyo Somaliland ha maxuu samayn mise beenta loo sheegay ayuuba rumaystay ninku oo waxay la tahay in uu dalkii la oran jiray Somalia xukumo, cajiib war bal adba!

31

57

Dhulbadeed baaxad wayn ooy leedahay Somalia waakaas dadacsan haday usuurtoobayso in uu siiyo Kenya isagoo ku  fekeraya  ”areey xaa iga galay… ma iyadaa Caliyaalo ah” ayuu hadana rabaa in uu shirkado gaysto puntland iyo Somaliland

 

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *