Daawo Video: Ka Bixitaankii Midowga Yurub ee Boqortooyada Ingiriiska oo laga yaabo inuu keeno inay kala go’do (Scotland & Northern Ireland)

25 June 2016 (Puntlandes) Codayntii ay u codeeyeen Shacabka Boqortooyada Ingiriiska inay ka Bixitaankii Midowga Yurub ayaa waxaa laga yaabaa inuu u keeno inay kala googo’do Boqortooyada Ingiriiska, Scotland iyo Northern Ireland oo ku dhawaaqay inay Shacabkooda Cod ka qaadayaan inay ka sii mid ahaadaan Boqortooyada Ingiriiska.

226-4a2

Daawo madaxda Scotland iyo Northern Ireland oo ku dhawaaqay inay Shacabkooda Cod ka qaadayaan inay ka sii mid ahaadaan Boqortooyada Ingiriiska

Daawo Scotland

Daawo Donald Trump oo ku Faraxsan ka bixida Boqortooyada Ingiriiska ay ka baxday Midowga Yurub

Puntlandes.com

About The Author