Colaadii Carmo oo si Nabad ah ku dhamaatay!

25 June 2016 (Puntlandes) Gudi ka kooban Culimo, Nabadoono iyo Isimo ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku mashquulsanaa soo Afjarida colaada ka dhalatay ciidamado uu ku aruursaday Gobolka bari Gudoomiyihii hore ee gobolka Bari C/samed Maxamed Galan.

156b

Shiikh Axmed Yuusuf Daad oo kamid ah Culimada Puntland horayna u ahaa gudoomiyihii Gudiga soo dhawaynta qaxootiga Yamen ayaa ka hadlay xiisadii ka jirtay duleedka degmada Carmo.

Shiikh Axmed Yuusuf ayaa sheegay inay wanaagsantahay xaalada iyo hawlihii ay ku mashquulsanayeen culumada nabadoonada iyo isimada.

Dhagayso waraysiga Shiikh


Puntlandes.com

About The Author