Madaxweyne Gaas oo ka baaqday safar uu maanta ku tagi lahaa Gaalkacyo

29 June 2016 (Puntlandes) Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka baaqday Safar uu tagi  lahaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

226-c7

Baaqashada safarka Madaxwaynaha Puntland ee maanta la aqoon sabab keentay,  Warbaahinta Puntlandes ayaa shalay baahisay inuu maanta Gaas booqasho ku tagi doono Gaalakacyo.

Imaanshaha Madaxwayne Gaas ee Gaalkacyo ayaa siwayn loo hadal hayaa maadaama magaaladu ay mudooyinkii dambe marti galisay dilal qorshaysan oo lala beegsanayo haldoorka Gobolka.

Puntlandes.com

About The Author