Guddiga Doorashada ee Heer Dawlad Goboleed oo maanta Muqdisho imaanaya

9 July 2016 (Puntlandes) Guddiga doorashada ee heer Dawlad Goboleed ayaa maanta ku soo ururaya magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliaya.

2223-1a4

Guddiyadan ama Wafdiyadan oo ka kala imaanya Puntland, Galmudug, KGS, Jubaland iyo Hiiraan/Sh. Dhexe ayaa u imaanaya Tababar la xiriira shaqadooda.

Galabta ayaa waxaa la sugayaa Guddiga Doorasha ee Dawlada Puntland inay Muqdisho soo gaaraan.

Puntlandes.com

About The Author