Dhagayso: Barnaamij dheer oo ku saabsan Xilwareejintii shalay ee Gaalakacyo ka dhacday, waraysiyo & Taageero

10 july 2016 (Puntlandes) Barnaamij dheer oo uu Radio Daljir ka diyaariyey Xilwareejintii shalay dhacday magaalada Gaalakacyo oo ay xilalka kula kala wareegeen labada Gudoomiye kuxiin ee maamulka Gobolka Mudug iyo Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Mudug.
226-9a11
Khudbado iyo Waraysiyo ku saabsan sidii lagu sugi lahaa Amniga Magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan kan gobolka Mudug ayaad ka dhagaysan kartaan taasoo ay jeedinayaan mas’uuliyiin kala duwan.

Dhanaka kale waxaa taageeray isbedelka uu madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed cali gaas kku sameeyey maamulka Gobolka iyo Degmada Gaalkacyo Nabadoon Cabdisaan Maxamed Cabdulle ayaa Taageeray, kana codsaday shacabka Gobolka iyo kan magaalada Gaalkacyo inay soo dhaweeyaan Isbedelka uu madaxweyne Gaas sameeyey lana shaqeeyaan,

Dhagayso Nabadoon Cabdisaan Maxamed Cabdulle


Dhagayso Barnaamij dheer oo uu Radio Daljir ka diyaariyey Xilwareejintii shalay dhacday magaalada Gaalakacyo


Puntlandes.com

About The Author