Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Guddiga Doorashooyinka Jubbaland

11 July 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Magacaabay Guddiga Doorashooyinka, isagoo Magacaabay 8 Xubnood oo labo kamid ah Ay yihiin Dumar kuwaasi oo Ah Guddiga Doorashooyinka Jubbaland.

227-5d

Magacyada Guddiga Doorashooyinka.

1.Cabdi Cali Raage
2. Maxamuud Xassan Cilmi
3. Maxamed Wali Cabdullaahi Cumar

4. Maxamed Cusmaan Gaab
5. Axmed Maxamed Cumar
6. Xasan Maxamed Xasan
7. Ladan Xirsi Ismaaciil
8. Khadiija Maxamed Ibraahim

Xubnahan 8-da ah ayaa lagu biirin doona 3 qof oo kale, kuwaas oo ay soo magacaabi doonaan Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, maadaama ay kala shaqeyn doonaan arrimaha doorashada.

Puntlandes.com

About The Author