Sawirro: Isimo Bursaalax uga gudbay Balicad si ay uga qaybgalaan Aaska AUN Garaad Abshir

11 July 2016 (Puntlandes) Waxaa Shalay Bursaalax lagusoo dhaweeyey Isimo, Nabaddoono iyo Odayaal u socday ka qayb galka Aaska AUN Garaad Abshir Salax oo ku dhintay Dalka Sweden oo Aaskiisuna maanta ka dhicayo deegaanka Ballicad ee Degmada Buuhoodle.

Wafdigan ballaaran ee ay hogaaminayaan Isimadu waxay ka kala yimaadeen Gobollada Bari, Nugaal, Mudug, Gardafuu.

Waxaana ka mid ahaa Isimada:

Islaam Ciise Islaam maxamed

Ugaas C/qadir Elmi Xirsi

Amiir Maxamud Yusuf

Beeldaaje Ismaciil Bel Yaassiin

Suldan Maxamed Suldaan Hurre

1

1a

2

3

4

9

10

11
Puntlandes.com

About The Author