Daawo Video: Boqor Burhaan Boqor Muuse oo laascaanood Gaaray

11 July 2016 (Puntlandes) waxaa magaalada lasanod ee xuarunta Gobolka Sool gaaray xalay Wafdi balaaran oo uu hogaaminyaey Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse, wafdiga ku wajahan Deegaanka Balicad  si ay uga qayb galaan Aaska AUN Garaad Abshir.

223-8b1
isimo iyo Cuqaal Caan ka ah Dhulka Soomaalida ayaa ku sii Qul Qulaya Magaalada Balicad oo Lagu Wado in Maanta la keeno Maydka Allaha u naxatiistee Garaad Abshir.


Puntlandes.com

About The Author