Daawo Khudbadii Xasxasaasiga ahayd ee uu G. Gobolka Mudug ka jeediyey xil la wareegidii Xisaabiyaha cusub ee Gobolka Mudug

11 July 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif (Xasan Abgaaloow) ayaa maanta munaasabad uu xilka kula wareeygayey Xisaabiyaha cusub ee Gobolka Mudug ka jeediyey khudbad Xasxasaasi ahoo uu kaga hadlay in dhaqaalaha ka soo Xarooda Gobolka Mudug uu maamulo maamulka Gobolka sida sharcigu qabo-.

23

Gudoomiye Xasan Abgaaloow ayaa waxa uu ugu baaqay mas’uuliyiinta Gobolka Mudug in dawladnimada iyo Sharcigu shaqeeyo, waxa uuna ka diagay in la musuqmaasuqo dhaqaalaha shacabka Gobolka looga qaado Canshuur ahaanta.

Puntlandes.com

About The Author