Daawo Video-Sawirro: AUN Marxuum Garaad Abshir oo maanta lagu Aasay Balicad

11 July 2016 (Puntlandes) AUN waxaa maanta lagu Aasay Deegaanka Balicad ee Gobolka Marxuum Garaad Abshir Saalax Maxamed oo Maydkiisa manta laga keenay dalka Sweden.

Aaska Garaadka waxaa ka soo Qayb galay Isimo badan oo meelo kala duwan ka kala yimid, Nabadoono, Cuqaal  iyo  maamulka Prof Cali Khaliif Galyr ee Khaatumo..

Kasoo Qaybgalayaasha ayaa Allah uga Baryay in uu janadisai Firdoowso Geeyo Marxuumka.

Daawo sawirada
1

1a

1b

2

9

3

3a

4

5

6
Puntlandes.com

About The Author