Itoobiyaan lagu dilay Buuhoodle

12 July 2016 (Puntlandes) Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn ayaa waxaa goor dhawayd lagu dilay 2 nin oo Itoobiyaan ah. Dilkan ayaa waxa uu ka dhacay dhinaca Soomaaliya  lamana garanayo cida kadanbaysay dilkaasi.

227-5d1

Warar hoose ayaa sheegaya indilkan ay geysteen maleshiyo katirsan alshabaab, halka kuwo kalana shegayaan in dilka ay geesteen niman kaso jeeda buuhoodle oo ay Itoobiyaanku garaaceen.

Puntlandes.com

About The Author