Sawirro: Gen Gabre oo maanta gaaray magaalada Bledweyne

12 July 2016 (Puntlandes) Waxaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan , gaaray wafdi uu Hogaaminayey Gen Gabre oo ka socda Urur Goboleedka IGAD ,iyagoo kulamo la leh Waxgaradka Gobolkaasi iyo Xildhibaano katirsan DFS.

Ujeedka wafdigan ay u tageen magaalada Baladweyne ayaa lagu sheegay dhismaha maamulka Shabeelaha Dhaxe iyo Hiiraan oo lagu wareejiyay IGAD oo uu garwadeen u yahay Gen Gabre kadib markii Soomaalidu ay isfahmi waayeen sidii caadada u ahayd.


 

 

About The Author