Daawo Video: Yacquub Maxamed Cabdalla oo 4 bilood Xarig ah lagu Xukumay kabidna iibsaday kana hadlay sida uu u arko

14 July 2016 (Puntlandes) Gudoomiye kuxigeenkii hore ee Degmada Gaalkacyo Yacquub Maxamed Cabdalla oo mudo 8 cisho ah xabsi ku jiray lana horkeenay Maxkamada Darajada koowaad ee Garowe ayaa maanta waxay Maxkamadu ku xukuntay 4 bilood Xarig ah lagu Xukumay, Maxkamaduna ay u faxday inuu iibsan karo.
227-5c3

Yacquub oo iibsaday xarigiisii ayaa ka hadlay sida uu u arko Xarigii la xiray iyo in la dhaliili karo madaxweyneha Puntland, isagoo ugu horayn u mahadceliyey Maxkamada.

Puntlandes.com

About The Author