TACSI: Marxuumad Fadumo Soofe Faarax Aadan oo ku geeryootay magaalada Leicter ee UK

Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun

Waxa maanta oo ay ahayd taariikhdu ahayd 14ka July 2016 ku geeriyootay magaalada Leicter ee dalka UK Allaha u naxariistee hooyo Fadumo Soofe Faarax Aadan.

222-5a2

Waxaa Tacsi tiiraanyo leh loo dirayaa dhamaan qoyska reer Shiikh Ismaaciil Weyrax oo kala ah: Shiikh Axmed Sadiiq, C/fitaax, C/qaadir bafan, C/casiis,  C/xamid, Mustafa, C/qani Xaawo, Safiyo, Saciido, Sahro, Saynabo , Nasar, Aamino, Sacdiyo, Maryan, Shukri, Caasho, Naciimo, Ruqiyo iyo dhamaan eheladeedii iyo asxaabteedii Marxuumada.

Waxaana Allah looga baryaynaa Marxuumadda inuu Janatul Fardowsa ka waraabiyo Samir iyo Iimaana ka siiyo Qoyskii, ehelkii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay, Amiin, Amiin

About The Author