Sawirro: Musharax Mohamed Abdirisaq oo Lagu soo dhaweeyey Gothenburg Sweden & Xaflad balaaran oo loo qabanayo berri

15 July 2016 (Puntlandes)  Waxaa maanta lsi balaaramn loogu soo dhaweeyey magaalada Gothenburg ee caasimada labaad ee dalka Sweden Maxamed Cabdirisaaq maxamuud oo ah Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo la filayo inay dhawaan ka dhacdo dalka Soomaaliya.

Musharaxa ayaa waxaa safakiisa ku wehliyey Murwadiisa Yaasmiin Abaas Osmaan waxaana Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gothenburg ku soo dhaweeyey Jaaliyadda Soomaalida ee magaaladaas iyo agagaarkeeda.

Munaasabad soo dhawayn & Taageero ah oo Musharaxa berri loo qabanayo

Waxaa magaalada Gothenburg si wayn uga socota Qaban qaabada Munaasabad balaaran oo lagu soo dhawaynayo  isla markaasna lagu Taageerayo Musharaxnimada Maxamed C/risaaq ee xilka madaxweyninimada Soomaaliya, taaso dhici doonta berri.

Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qayb gelidoona guud ahaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Swedan iyo agagaarkeeda.

Gudiga qaban Qaabada Munaasanadda lagu taageerayo Musharax ayaa kala ah:

Abdirisaq Warsame Farax (Abdirisaq Garwayne)

Abdulahi Abdi Ali Sandiko

Mohamed sh Xuseen Waysayare

Cismaan Mohamud

Abshir Abdi Daahir

Muqtaar Adenjaajuus Sulub

Abdi Xirsi

Abdi Yuusuf

Yaasiin Mire

Istaahil Mohamed Jamac

Khadro Xaashi

Leylo Mohamed

Siciid Abdule.

Maryan Abdi Bootaan

Abdi Yusuf

Kayd Yaasiin Mire

Munaasabadda ayaa waxay ka dhici doontaa: Adreska: Industrigatan 1, Storås

Taariikhdu markay tahay: 16.07.2016

Waqtiga: saacuda 16.00-22.00

Ka soo qaybgal wanaagsan Mudanayaal iyo Marwooyin

1

2

3

4

5

6

7

8

9
Puntlandes.com

About The Author