BREAKING NEWS: Mudaharaadyo looga soo horjeedo Cinqilaabka Milateri oo bilowday & Milateriga oo la sheegayo inay dib u Gurasho bilaabeen

Turkish military block access to the Bosphorus bridge, which links the city's European and Asian sides, in Istanbul, Turkey, July 15, 2016. REUTERS/Stringer TPX IMAGES OF THE DAY

16 July 2016 (Puntlandes) Mudaharaadyo balaaran oo looga soo horjeedo Cinqilaabka Milateri oo ay sameeyeen Milateriga Turkiga oo ka bilowday dalkaasi, dadka ayaa kasoo horjeeda in Ciidamadu la wareegaan dalka.

Turkish military block access to the Bosphorus bridge, which links the city's European and Asian sides, in Istanbul, Turkey, July 15, 2016. REUTERS/Stringer TPX IMAGES OF THE DAY

Madaxweynaha Turkiga oo ku sugan meel aan la aqoon ayaa shacabka ka codsaday inay dariiqyada usoo baxaan ayna taageeraan dawladiisa.

Wararka ayaa iminka sheegaya inay Milateriga dib u Gurasho ka bilaabeen meelaha Muhiimka ah siga Garoonka Diyaaradaha.

Daawo toos

Puntlandes.com

About The Author