BREAKING NEWS: Dawlada Erdogan oo la wareegtay Gacan ku haynta Caasimada

16 July 2016 (Puntlandes) Dawlada Turkiga ee ay shacabku soo doorteen uuna madaxweynahs ka yahay Erdogan ayaa la wareegtay Gacan ku haynta Caasimada dalkaas ee Ankara4

 

Shacan aad u faro badan oo tasgeersan Erdogan ayaa kasoo baxay guryahooda si ay u muujiyaan taageerada ay u hayaan dawladooda.Wararku waxsy sheegayaan in lagu qasbay ciidamii Cinqilaabka waday inay cararaan, iyadoo qasrkood ay qabqabteen ciidamo gaar ah lana xirxiray.

Dawlada ayaa dib ula wareegtay dhamaan Caasimada dalkaasi ee Ankara.

Raysul Wasaaraha Turkiga ayaa iminkawarbaahinta u sheegaya in xaaladu ay iminka “under kontroll”ay tahay.

Puntlandes.com

About The Author