BREAKING NEWS: Gudoomiye kuxigeenkii Degmada Galkacyo oo la doortay

23 July 2016 (Puntlandes) Doorashadii Gudoomiye kuxeenka Degmada Gaalkacyo oo soo gabagabowday waxaana ku guulaystay Farxaan Cabdi Gaafaa.

Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo: Maxamuud Yaasiin TumeyGudoomiyaha

Gudoomiye kuxeenka Degmada Gaalkacyo: Farxaan Cabdi Gaafaa

228-2c9

Golaha Deegaanka iyo madaxda cusub ee magaalada Gaalkacyo ayaa ah dhalinyaro Aqoon sare leh, waxaana shacabka ka rajaynayaa waxqabad la taaban karo inay la imaan doonaan.

Puntlandes.com

About The Author