Daawo Video-Sawirro: Munaasabada Caleema Saarka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

25 July 2016 (Puntlandes) Waxaa Garoonka Kubadda Cagta ee C/kariin Laqanyo ee magaalada Beledweynka ka dhacday munaasabada caleema saarka Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.

Munaasabada oo ay ka soo qeyb galeen boqolaal marti sharaf ah oo isugu jira Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, sida Wasiiro iyo Xildhibaano, siyaasiyiin, aqoonyahano, odayaal dhaqameedyo, culumaa’udiin waxgarad, dhalinyaro iyo dadweyne kale.

228-9a

Dhanka kalae waxaan ka qayb gelin Caleemasaarka Ugaaska Duubabka Dhaqanka Beesha Muddullood  ee kala ah Iimaam Maxamed Yuusuf Cali iyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas iyadoo aysan cadayn sababta ay uga baaqsadeen.

Daawo sawirrada Caleemasaarka Ugaaska

caleema saar ugas (1)caleema saar ugas (2)caleema saar ugas (3)caleema saar ugas (4)caleema saar ugas (5)caleema saar ugas (6)caleema saar ugas (7)caleema saar ugas (8)caleema saar ugas (9)caleema saar ugas (10)caleema saar ugas (11)caleema saar ugas (12)caleema saar ugas (13)caleema saar ugas (14)caleema saar ugas (15)

Puntlandes.com

About The Author