Daawo sawirada Madaxweyne Gaas oo Xulka Puntland ku soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha

31 July 2016 (Puntlandes)  Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo madax oo badan oo ka mida golayaasha dowladda Puntland ayaa garoonka diyaaradaha Garowe kusoo dhoweeyay xulka kubbada cagta Puntland ee kusoo guulaystay koobkii dowlad goboleedyada.

Shacab aad u faro badan oo qaarkood ay ka yimaadeen Gobolada kale ee Puntland ayaa iyana ka qayb qaatay soo dhawaynta Xulka Puntland iyagoo isugu soo baxay wadada wayn iyo barxada  Garowe.

Daawo sawirrada

229-5a4a

229-5a5

229-5a6

229-5a7

229-5a8

229-5a9

229-5a10

229-5a11

229-5a12

229-5a13
Puntlandes.com

About The Author