Daawo sawirrada Siyaasi Cabdiqani Cabdi Jamac oo sagootiyey Ciyaartoyda Puntland ee Koobka qaaday

31 July 2016 (Puntlandes) Siyaasi Cabdiqani Cabdi Jamac ayaa si heer sare ah usoo sagootiyey Ciyaartoyda Puntland ee qaaday Koobkii dowlad goboleedyada, kuewaasoo maanta dib ugu soo laabtay Caasimada Puntland ee Garowe.

Cabdiqani Cabdi Jamac ayaa ah Siyaasi ruug cadaa ah isagoo soo noqday Wasiirka Madaxtooyadda Jubaland.

Daawo sawirrada Wasiir Cabdiqani Cabdi Jamac oo sagootiyey Ciyaartoyda Puntland ee Koobka qaaday

1

1b

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11
Puntlandes.com

About The Author