Ogaysiis Gotheburg oo ay ka dhacayso Xaflada dabaaldega 18 Guuradii kasoo wareegtay markii la aasaasay Puntland

7 Aug 2016 (Puntlandes)  Waxaa la Ogaysiinayaa Jaaliyadda Puntland ee ku nool Caasimada labaad ee dalka Sweden ee Gotheburg iyo agagaarkeena inay socoto qaban qaabada  Xaflad ballaaran oo lagu xusayo 18 Guuradii kasoo wareegtay markii la aasaasay Puntland.

229-8a2

Xafladda ayaa waxaa kaloo kasoo qayb galaya Marti sharaf kas ocota Jaaliyadda Puntland ee ku nool dalka Denmark.

Xafladda ayaa waxay dhacaysaa 21ka bishan Agoosto waxayna bilaabanaysaa saacadu markay tahay 4ta galabnimo.

Dhanka Buraanburka waxaa idinka haqantiraya:

  • Ismahaan Faandhe
  • Xaawo Qodmadow
  • Istaahin Dhubad

Gudiga qabanqaabada Xafladda hoos ka eeg magacyadooda:

  • Abdullahi  mohamed jawooha
  • Roble Hassan Abdi
  • Ruqiyo Hassan
  • Istarlin mohamed
  • Ismahan fadhe
  • Xawo qoomadwo
  • Kharo xashi

Puntlandes.com

About The Author