Akhriso waqtiga rasmiga ah ee ay dhacayso Doorashada Soomaaliya

7 Aug 2016 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes ayaa sidii ay horay u baahisaý waxaa iminka soo gaaray Warmurtiyeedkii Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee ay si RASMI ah ugu shaaciyeen waqtiga rasmiga ah ee ay dhacayso Doorashada dalka

Hoos ka akhriso Qoraaladii la xiriiray waqtiyada la shaaciyey ee ay horay idiinku soo gudbisay Warbaahinta Puntlandes iyadoo ay NOQOTAY SIDII AY XOGTA KU HESHAY Warbaahinta Puntlandes oo MAR WALBA ISKU HAWLAYSA SIDII AY DADWAYNAHA SOOMAALIYEED ULA WADAAGI LAHAYN wararka muhiimka ah:

BREAKING NEWS: Puntlandes.com oo heshay waqtiga rasmiga ah ee ay dhacayso Doorashada dalka

226-3

229-8a5

Puntlandes.com

About The Author