Daawo Barmaamij Gaar ah ka hadlaya Wadahadalka Kooxda Prof Galayr & Somaliland

7 Aug 2016 (Puntlandes) Kooxda Prof Cali Khaliif Galayr oo galay  Somaliland´ayaa shacabka reer SSC waxay ka keeneen Qaylo dhaan iyo diidmo ay kasoo horjeedaan wadahadaladaas iyagoo sheegay inaan lagu matalin Wakiilna aysan u ahayn Kooxda Galayr.

229-7c7

Prof Galayr ayaa ku faanay inuu u galay Somaliland isagoo shegay inay mas’uul ka tahay DFS u galidiisa Somaliland ….

Barmaamij Gaar ah ka hadlaya Wadahadalka Kooxda Prof Galayr &  Somaliland

Puntlandes.com

About The Author