Daawo Video-Sawirro: Duqa Degmada Bosaso oo lagu soo dhaweeyey Minnesota kadib casuumad uu ka helay

8 Aug 2016 (Puntlandes) Duqa Degmada Bosaso Eng Yasin Mire Maxamuud ayaa casumaad rasmi ah ka helay maamulka magaalda Minneapolis oo Mataano la ah magaalada Bosaso.

Duqa Degmada ayaa shirar la yeelan doona madaxda Gobolka iyo kuwa magaalada, waxayna xaflada lagu kala saxiixanayo heshiiska Mataanaynta Minneapolis  iyo Bosaso dhici doonta 12ka August 2016 maalin jimce ah 10:00 am.

Xafladan ballaaran ayaa ka dhacaysa City Hall Minneapolis iyadoona Jaaliyada loogu baaqayo iney ka qeybgalaan xafladan dhacaysa taariikhda,maalinta aan kor kusoo sheegnay.

229-8c3

229-8c4

229-8c5

229-8c6

229-8c7

229-8c8

229-8c10
Puntlandes.com

About The Author