Dhagayso: Xildhibaano ka tirsan Barlamanka DFS oo ka Hadlay Go’aankii Madasha

10 Aug 2016 (Puntlandes) Waxaa soo baxaya dad siyaabo kala duwan uga hadlay kuwaasoo u badan kuwo dantooda dantooda kaliya eeganaya sida madaxda Hogaamiyayaasha oo kale, hadaba Xildhibaano ka tirsan Barlamanka DFS ayaa ka Hadlay Go’aankii Madasha ee shalay kasoo baxay.
IMG-20160803-WA0015

Dhanka kale waxaa kasoo horjeestay Qodob ka mid ah Qodobadii shalay kasoo baxay madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed oo ku sheegay in aan lagala tashan in Puntland labo Xubnood loogu daro.

Waxaa xusid mudan in aan Puntland Xubno laagu darin aqalka sare ee loogu daray Somaliland kadib markii ay cabasho ka muujiyeen in dib loogu soo celiyo Kuraastii Beelaha Harti ee awal Somaliland lagu daray.
Dhagayso Xildhibaano ka tirsan Barlamanka DFS


Puntlandes.com

About The Author