Daawi Video: Wasiirka cusub ee Arimaha Gudaha Somalilnd oo Lascanod agu Soo Dhaweeyay “waxaan Uubateeyaba Tolkay ooda soo jabi ..Somaliland”

17 Aug 2016 (Puntlandes) Wasiirka cusub ee Arimaha Gudaha Somalilnd Yaasiin Maxamuus Xiir oo uu dhawaan magacaabay madaxweynaha Somaliland ayaa maanta waxaa lagu soo dhaweeyey magaalada Lascanod ee Xarunta Gobolka Sool.

230-1c7

Wasiir Xiir ayaa dadkii soo dhaweeyey u sheegay inuu u yimid socodsiinta Diiwaan gelinta Somaliland oo dhawaan ka bilaaban doonta Gobolka Sool, waa sida uu hadalka u dhigaye.

Wasiir Xiir ayaa yiri isagoo ka hadlayey magacaabitaankiisa “waxaan Uubateeyaba Tolkay ooda soo jabi ..Somaliland”


Puntlandes.com

About The Author